Shiine Culay
Shiine Culay
  • Видео 999
  • Просмотров 64 665 005

Видео

Muxuu daaranyahay shirweynaha Soomaalida uga furmay Qatar?
Просмотров 15 тыс.14 часов назад
Muxuu daaranyahay shirweynaha Soomaalida uga furmay Qatar?
Sharciga Faysal qaban waayey oo Samatar qabtay waa mid yaab leh
Просмотров 17 тыс.14 дней назад
Sharciga Faysal ka qaadi waayey 30ka sano Xisbiga oo Samatar ka qaaday waa miskiin baa misko la fuulo leh, Reer Somalilanoow cusbo inoo ka dara dimuqraadiyada.
Ugbaad Aragsan magtayda ha laga doono
Просмотров 42 тыс.14 дней назад
Ugbaad Aragsan magtayda ha laga doono, marka adigoo Xaaji ah masraxa xoog lagugu saaro.
Qamar Suugaani, Ugbaad Aragsan iyo Shiine Culay maxa kala qabsaday
Просмотров 34 тыс.21 день назад
Qamar Suugaani iyo Ugbaad Aragsan oo aan wax badan maqaaxida xaabo ahaan ugu shitay ayaan markii ugu horaysay kula kulmay Manzil, Nairobi oo xalay u shidneed.
Shiine Culay oo neef nolosha ku qabtay kuna cunay
Просмотров 33 тыс.21 день назад
Neef weli nolosha ma ku qabatay oo isagoo kuu jeeda oo madaxii wata nolosha ma ku cuntay, waa casumaad heer sare ah oo uu ii sameeyey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid.
Shiine Culay oo hadimo sharafeed aan horay loo arag Nairobi loogu sameeyey
Просмотров 3,2 тыс.28 дней назад
Bahda SSTV oo uu hogaaminayo Nuur Maxamed ayaa hadimo sharafeed iigu sameeyey beerta Himilo ee duleedka Nairobi.
Madaxweyne Laftagareen maxaan ka sidaa Soomaaliyeey
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Madaxweyne Laftagareen maxaan ka sidaa, Shiine Culay oo sadex jeer salaamay Madaxweynaha.
Shiine Taaj iyo Isxaaq Awaale oo ah nin Alle wax siiyey oo taajir ah oo kulmay
Просмотров 25 тыс.Месяц назад
Shiine Taaj iyo Isxaaq Awaale oo ah nin Alle wax siiyey oo taajir ah oo ku kulmay markii labaad Maraykanka.
Malyun Maanka oo Somaliland u heestay, Harti oo ka carooday iyo Sharma Boy oo...
Просмотров 70 тыс.2 месяца назад
Malyun Maanka ayaa Somaliland u soo qaaday hees ay ku dartay Sool iyo Sanaag taas oo ka caraysiisay beesha Harti kuna kaliftay Sharma Boy inuu raali gelin deg deg ah ka bixiyo.
Sababta Dahir Alasow u mucaaraday Madaxweyne Xasan, Qaybtii labaad
Просмотров 10 тыс.2 месяца назад
Dahir Alasow oo Shiine Culay uga waramay sababta uu taageeradii ugala laabtay Madaxweyne Xasan, waa qaybtii labaad ee waraysi aan la yeeshay.
Yacqub Ziyad iyo Shiine Culay oo ka heshiiyey dagaalkii ilkaha
Просмотров 8 тыс.2 месяца назад
Yacqub Ziyad iyo Shiine Culay oo ka heshiiyey dagaalkii ilkaha, cimaamado xurmo ah oo ay is huwiyeen iyo xaalka beesha Daarood ee maanta.
Dahir Alasow iyo Shiine Culay, waa waraysi aan waxba la isula harin
Просмотров 31 тыс.2 месяца назад
Dahir Alasow iyo Shiine Culay, waa waraysi aan waxba la isula harin oo dhinacyo badan taabanaya, Qaybtii 1aad.
Hodon Gaabo oo shil gaari ku geeriyootay, Waa geeri naxdin leh
Просмотров 22 тыс.2 месяца назад
Hodon Gaabo oo shil gaari ku geeriyootay, Waa geeri naxdin leh
Tareenka dheereeya ee Makkah iyo Madiina isaga kala goosha
Просмотров 26 тыс.3 месяца назад
Tareenka dheereeya ee Makkah iyo Madiina isaga kala goosha
Qurux ku dhiigle oo aanu kaftan isku turtuurnay
Просмотров 19 тыс.3 месяца назад
Qurux ku dhiigle oo aanu kaftan isku turtuurnay
Shiine Culay oo casumaad u sameeyey caankii Soomaaliyeed ee cumraystay
Просмотров 22 тыс.3 месяца назад
Shiine Culay oo casumaad u sameeyey caankii Soomaaliyeed ee cumraystay
Hoteelada Makkah, qiimahooda iyo qaabka lagu heli karo
Просмотров 22 тыс.4 месяца назад
Hoteelada Makkah, qiimahooda iyo qaabka lagu heli karo
Sagal Mustafe oo cumraysatay, Muxrim la'aan dumarku ma cumraysan karaan?
Просмотров 43 тыс.4 месяца назад
Sagal Mustafe oo cumraysatay, Muxrim la'aan dumarku ma cumraysan karaan?
Guriga aan ka degenahay Makkah, qiimihiisa iyo sababaha aan u doortay
Просмотров 77 тыс.4 месяца назад
Guriga aan ka degenahay Makkah, qiimihiisa iyo sababaha aan u doortay
Cali Adan Mumin iyo Shiine Culay oo xaramka ku soomaya Ramadaanka
Просмотров 14 тыс.4 месяца назад
Cali Adan Mumin iyo Shiine Culay oo xaramka ku soomaya Ramadaanka
Caankii Soomaaliyeed oo Shamuuri ciriiri geliyey iyo fariin uu ii soo diray
Просмотров 24 тыс.4 месяца назад
Caankii Soomaaliyeed oo Shamuuri ciriiri geliyey iyo fariin uu ii soo diray
AHN Khadiijo Maxamed Diiriye waxay ahayd Hooyo Qaran, ha loo duceeyo f
Просмотров 8 тыс.7 месяцев назад
AHN Khadiijo Maxamed Diiriye waxay ahayd Hooyo Qaran, ha loo duceeyo f
Hayaat Muqdisho oo aan saq dhexe ka soo adeegtay
Просмотров 23 тыс.8 месяцев назад
Hayaat Muqdisho oo aan saq dhexe ka soo adeegtay
Shiine Culay oo xerada ciidanka ee Hiilweyne u raacay RW Xamse
Просмотров 42 тыс.8 месяцев назад
Shiine Culay oo xerada ciidanka ee Hiilweyne u raacay RW Xamse
Horumarka Muqdisho iyo meelaha loo dalxiis tago oo aan Yurub ka dhicin
Просмотров 26 тыс.8 месяцев назад
Horumarka Muqdisho iyo meelaha loo dalxiis tago oo aan Yurub ka dhicin
Shiine Culay oo suuqa bakaaraha lug kaga soo adeegtay, Xamar waa nabad
Просмотров 41 тыс.8 месяцев назад
Shiine Culay oo suuqa bakaaraha lug kaga soo adeegtay, Xamar waa nabad
Raysal Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Shiine Culay
Просмотров 29 тыс.8 месяцев назад
Raysal Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Shiine Culay
Shiine Culay oo maydka Geesdiir ka soo jiiday Garoowe
Просмотров 50 тыс.8 месяцев назад
Shiine Culay oo maydka Geesdiir ka soo jiiday Garoowe
Farqiga u dhexeeya Soomaalida ku nool Marayanka iyo Yurub
Просмотров 18 тыс.8 месяцев назад
Farqiga u dhexeeya Soomaalida ku nool Marayanka iyo Yurub

Комментарии

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 4 минуты назад

    Qaraabada Norway u joogta Oomaar daacad uma eka, waayo mey soo hadlaan oo wxy u qabteen sheegaan😢😮😮😮

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 6 минут назад

    Tan ugu horeysa waa in Paranoia da laga dejiyaa, mobilka laga qaadaa, la seexiyaa, cuntana uu cunaa... Canada markuu doonuu tegi karaa hduu caafimaado.

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 11 минут назад

    Ciidanka raashinkoodi la musuq maasuqay oo gaajada iyo rafaadku ka muuqdo roob uma adkaysan karaan. Inkaari idinku dhacdaye haku dharag dhacsanina

  • @ahmedabdulahidiriye7992
    @ahmedabdulahidiriye7992 14 минут назад

    Ku shido maqaaxidaada xji waxtarkaagu intaa ma dhaafsana sidaad u sheeksynayso waa si kle

  • @abdirahmanmahdi6894
    @abdirahmanmahdi6894 29 минут назад

    Engineer ninka shaki ba helay ama drug overdose ba helay

  • @feizul.feisal
    @feizul.feisal 29 минут назад

    Allah ha caafiyo walaalkeen

  • @ChafiMed-gj8on
    @ChafiMed-gj8on 34 минуты назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 34 минуты назад

    Orod bad badi inaderka wye eh lacgna kuguma yaree utag

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 46 минут назад

    Waa tada lascanood ku qixisay qabaladi

  • @CabdiqaniMohamed-fo9li
    @CabdiqaniMohamed-fo9li 53 минуты назад

    ala haugargaro dhibka haystana ala haufududeyo

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 Час назад

    Adigaa. Is. Ilaali. Oo. Joojii. Wareega. Iyo. Salanta. Badan. Yaray. Is jiir. Shiinow. Waa lakalashakiiyey. Ilahay. Omaar. Bad. Baadi.

  • @user-lk2gb3ht1y
    @user-lk2gb3ht1y Час назад

    aamiin yaarabi ilaahoow cadawga kaqabo

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 Час назад

    Reer norway waa gun shaadhkii uu maalintii xidhnaabu ilaa hada wataa maskiin wuu dayacanyahay walahi qabiil aayo maleh walahi 😢

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Час назад

    MAHADAAD. BARAARUGTAY. YAAB. ALLE. HACAAFIYO. INTII. WANAAGSAN. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-lk2gb3ht1y
    @user-lk2gb3ht1y Час назад

    shiinoow aan uwada duceeyno walaalkeen qaali waxa heeyta dadkoodhan mafahmi karaan dad dif ahbaa fahmikara aan uduceeno oon faataxada umarno ilaaheey inoow kafujiyo waxakudhagan

  • @Shaah.Macabe.995
    @Shaah.Macabe.995 Час назад

    VIEWS KII MIYAA KAA GALAY

  • @MohamedAbdiwahab-d6r
    @MohamedAbdiwahab-d6r Час назад

    Waa codsi shiine culeeyow ii kala kici

  • @faizofaizo5269
    @faizofaizo5269 Час назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @aminaogas6831
    @aminaogas6831 Час назад

    Wa kanaxay wiilkan

  • @user-qb4xy2bu6b
    @user-qb4xy2bu6b 2 часа назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @off473
    @off473 2 часа назад

    Qabyaalad waatan General Bashir Gobe wasiirka haweenka ka dhigtay

  • @issakadirabdi7706
    @issakadirabdi7706 2 часа назад

    Lacag ayuu u bukaa,wuu iswalaya,siduu lacag loogu ururyo.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 часа назад

    🤲 🤲 🤲🤲🤲 😢😢😢

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 2 часа назад

    😢😢😢😢 Allow omar kaalmee

  • @user-fs5rs9zx9n
    @user-fs5rs9zx9n 2 часа назад

    Allah hacaawiyo. Oomaar😢😢😢😢😢

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 2 часа назад

    Masha Allah waa runtaa Allaha ka soo badbaadiyo Aamiin

  • @cabdullahbihi1902
    @cabdullahbihi1902 2 часа назад

    Ilaahay hacaafiyo Aamiin yaa rab🤲🤲

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 часа назад

    War adiga iska bilow bakhayl baatehee ninkaan soo bad baadiya intaan lafagan

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil 2 часа назад

    Qabiil wax ma taro

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 3 часа назад

    shiine baahane shiine baahane shiine baahane shiine baahane shiine baahane

  • @izraaaaaaa
    @izraaaaaaa 3 часа назад

    meeyay Reerihiisi meey caawiyan inankooda dayacan ee afku qalalay waan ka naxay intee video 20 buu 1 hour kusoo duubay markuu caafimaad qabay qabiil buu lahaa marku xanuusadana waa soomaali

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 3 часа назад

    Allah caafiyo ❤❤

  • @xafiidsuleyman
    @xafiidsuleyman 3 часа назад

    allaah ha u gargargaaro

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 3 часа назад

    Illahay ha caafiyo somaliyey faysal hawase halaga war hayo isagaba wala haya

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 3 часа назад

    The legend is back

  • @Caaisho3690
    @Caaisho3690 3 часа назад

    Sax walaahi wll

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 3 часа назад

    Wa qoloma qabiilkiisa sheeg

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h 3 часа назад

    Shiine 3 maalmood kadib, daacadi ma jirto tuug tuubo raaca fiiri.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 3 часа назад

    Ilaahay ha caawiyo hana caafimaadiyo wll cumar barbar,aamiin aamiin yaarabi

  • @NimcaanCabdisalaan-nq2st
    @NimcaanCabdisalaan-nq2st 3 часа назад

    Ihawcafi

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 часа назад

    Xaarmajo waa qabyaalase

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 часа назад

    Caaaaaaac caaaaaac xaarmajo caaaaaac caaaaaaac xaarmajo qabyaalada jooji

  • @bahalbahahlyricschannel9655
    @bahalbahahlyricschannel9655 3 часа назад

    Allaha caafiyo omaar

  • @ibrahimabdalle2088
    @ibrahimabdalle2088 3 часа назад

    Qabyaalada aabaheedba waa adiga shiine caloolay

  • @draisha4699
    @draisha4699 3 часа назад

    SHIINE WLL ADIGA MAA WAX U QABATO WIIL KA WLL WAA U TEGI KARA WAA NOOGA FURSADO FIICAN TAHAY WIIL KA MAA DAD ULA HADASHO MAA U DADAASHO SHIINE DOWLADA SOMALIYA MADEXDEEDA MAA ULA HADASHO ANAGA WADAN KA JOOGNA MAXAN U QABAN KARNAA WAXAN AWOODNA IN AAN SMS U DIRNO SAFARADAHAA BES YAA ALLAH ADIGAN HAYSANA AWOODADA WLLKEEN WAA U JEEDA CID MA HAYSTO EE SOO BAD BAADI OO DHIBKA KA DULQAAD

  • @proggmmer
    @proggmmer 3 часа назад

    shalay marku cafimad qaby qabiil ayuu ahay mantana waa somalia

  • @proggmmer
    @proggmmer 3 часа назад

    shalay marku cafimad qaby qabiil ayuu ahay mantana waa somalia

  • @proggmmer
    @proggmmer 3 часа назад

    shalay marku cafimad qaby qabiil ayuu ahay mantana waa somalia

  • @proggmmer
    @proggmmer 3 часа назад

    shalay marku cafimad qaby qabiil ayuu ahay mantana waa somalia

  • @proggmmer
    @proggmmer 3 часа назад

    shalay marku cafimad qaby qabiil ayuu ahay mantana waa somalia